5.1 Iskugeynta iyo kalagoynta jajabyada isla'eg
Si wanaagsan u fiirso tusaalooyinkan soo socda.



Qaab xarfaha
3 hal tobneed
+
2 hal tobneed
=
5 hal tobneed
Qaab jajabka caadiga ah
+
=
Qaab Sawiro ah
+
=
 
Qaabka jajab tobanle
0,3
+
0,2
=
0,5




Qaab xarfaha
6 hal tobneed
-
2 hal tobneed
=
4 hal tobneed
Qaab jajabka caadiga ah
-
=
Qaab Sawir ah
-
=
 
Qaabka jajab tobanle
0,6
-
0,2
=
0,4




Halkan waxaan ku baranaynaa tusaale ku saabsan habka isugeynta jajabyada leh qaab isku mid ah, marka laysku daro jajabyada leh qaab isku mid waxaa soo baxa tiro ka weyn hal ama tiro idil.


Qaab xarfaha
7 hal tobneed
+
5 hal tobneed
=

1 tiro idil 2 hal tobneed

Qaab jajab caadiga ah
+
=
=
Qaab sawir ah
+
=

 
Qaabka jajab tobanle
0,7
+
0,5
=
1,2




Halkan aan ku soo qaadano tusaalaha ugu dambeeya kuna saabsan habka kalagoynta jajab u qorama qaab isku mid ah:


Qaab xarfaha
7 hal shanaad
-
4 hal shanaad
=
3 hal shanaad
Qaab jajabka caadiga ah
-
=
Hooseeyahay oo toban laga dhigay
-
=
Hab sawir ah

-
=
Qaab jajab tobnaale ah
1,4
-
0,8
=
0,6