3.1 Horgalayaasha muhiimka ah
Erayada deci, centi, milli waa erayo aad muhiim u ah marka la baranaayo xisaabta jajab tobanlaha. Erayadaas waxaa loo yaqaan horgalayaal. Waxaana loo isticmaalaa marka la baranaayo hababka cabiraadaha kala duwan sida decimeter, centiliter iyo milligaraam, bal aan hadda barano macnaha ay xambaarsan yihiin erayadaas la yiraahdo horgalayaasha.






Eeg tusaalooyinkan: