1.1 Hordhac
Cutubkan waxaa uu dulmar guud ku sameynaayaa qeybaha kala duwan ee xisaabta joometeriyada. Waxaana halkaan ku sharaxi doonaa sawirada joomitirayada ee leh qaababka kala duwan.