2.2 Qeybaha ayaa sameeya tiro idil
Sida laga warqabo shay waliba waxaa loo jejebin karaa qaybo yar yar.


Si aan u fahamno casharkan bal aan soo qaadano hal tusale.

Tiro idil (hal)
=
laba bar
=
afar afaraad (afar rubcood)
=
siddeed siddeedaad (sideed tumun)
=
=
=