4.2 Layliyo - Hosnaanta tirooyinka
1. Qor magacyada boqorada Iswiidhiska ee hoos ku qoran, adiga oo isticmaalaaya tirooyinka Roomaanka:
a) Erik-gii afar iyo tobanaad (1560-1568)
 
b) Johan-gii saddexaad (1569-1592)
 
c) Karl-gii toban iyo labaad (1697-1718)
 
d) Oscar-gii labaad (1872-1907)
 
e) Gustav-kii lixaad (1950-1973)
 
f) Carl -kii toban iyo lixaad Gustaf  (1973-)
 
 
 
2. Qor magacyada baadariyada hoos ku qoran, adiga oo isticmaalaaya tirooyinka Roomaanka:
a) Leo -kii koowaad (440-461)
 
b) Gregorius -kii afaraad (827-844)
 
c)
c) Hadrianus -kii saddexaad (884-885)
 
d) Johannes -kii sagaalaad (1024-1032)
 
e) Johannes Paulus -kii labaad
(1978-2005)
 
f) Benedictus -kii lix iyo tobanaad (2005-)
 
 
 
3. Dhismo weyn oo guri ah ayaa waxaa ku qoran sanadkii la dhisay oo ah MDCCLVIII. Sheeg sanadkaas la dhisay? 
 
 
 
4. Sidee loogu dhawaaqaa magaca baadariga la yiraahdo Johannes XXIII?