stockholm.se

3.5  Layliyo

1. Xisaabta hoose middee ama kuwee ayaa ah isla’egyo?

a) x + 3       b) 2 ∙ 3,5 = 7       c) 5 = x – 2       d) x2 – 12 = 0


 
2. Ka shaqee isla’egtan 17 – 2x = 4(x + 1/2)
 


 
3. Iyadoo la isticmaalayo dusha kore ee baska, ayaa lagu kordhin karaa tirada guud ee rakaabka (dadka) 23% si basku u qaado dad dhan 89.
Immisa qof ayaa ku jira gudaha baska?  


 
4. Ka shaqee isle’egtan


 


5. Ka shaqee isle’egtan


 


 

6. Hubi in x= –4 ay tahay xididka isla’egta 5x2 = 16 – x3

 


7. Saddexagal quman oo bedkiisu yahay 28 cm2ayaa mid ka mid ah lugihiisu yahay 4,7 cm.
Waa maxay dhererka lugta kale?


 


 

8. 9 000 kr ayaa lagu shubay koonto banki oo leh dulsaar isku mid ah muddo shan sano ah. Shan sano ka dib waxaa koontada ku jirta lacag dhan 11 216 kr. Waa immisa dulsaarka sannadlaha ah ee ay koontadu laheyd?


 
 
9. Qare culayskiisu yahay 2 kg, ayaa ka kooban 99 % oo dareere ah  (biyo). Markii la qalajiyey qaraha, waxaa dareerihiisu hoos ugu dhacay 98%. Waa immisa culayska qaruhu haddaba?



 

©Stockholms stad